Shinze abbe reysul wasarihii hore ee dalka jaban ayaa ku geeriyodey dada 67 sano warar toogasho xili uu ku jirey ololahisa doorashada
Reysul wasarihii hore ee dalka japan shinze abbe ayaa la toogtey xili uu ku jirey qudbada ololahisa doorasha malintii jimcada aheeed galbeedka japan waxa loo duuliyey isbitaalka balse sida ay sheegtay warbahinta japan waxa uu u geeriyoodey dhawac soo garey iyada oo ka soo xiganeysa xubno ka tiirsan xisbigiisa iyo isbitaalki lagula tacalayey dhawaciisa
Sargal ka tirsan waxda dabdamiska ayaa sheegay in
shinz abe usan neefsaneyn xitaa markii diyarada lagu qaadayey isbitalka
Reysul wasaraha japan famui kushumi ayaa dib ugu soo noqdey isaga oo ku maqnaa olohisa
dorashada sida abe waqoyiga japan isaga helicopter ku yimid tokiyo ayaa u
sheegay reports in aysan wax ka ogeyn weerarkan sidoo kalena tilmamey in uu
yahay weerar waxuushnimo ah sidoo kale wax u dhimaya democary
Xogaha ka imanaya warbahinta ayaa sheegaya in uu u
geeriyoodey nawac kasoo garey xabadka iyo qoorta inkastoo dhaqatiirtu
xaqiijiyen in uu dhawaca ahaaa qoorta
Sida laga qorey dambilaha dhibka geestay waxa uu
noqdey in uu mudo usoo shaqeyn jirey cidanka bada japan ilaa 2005 sidoo kale hubka
uu wax ku galaftey waxa uu ahaa mid gacan ku sameysay sida uu rabanna waa in uu
dilo shinze abbe madama uusan la dhacsanen siyaasadiisa
Dowlado iyo hogaamiyaal farabadan ayaa aad uga naxay
falkas lagula kacay reysul wasare hore ee japan shinze abe
Comments
Post a Comment