DHIIG MIIRATADA DHAQALAHA DUNIDA
Marka la
soomaliyeeyo waxa ay inoo noqoneysaa dhiig miiratada dhaqalaha(Economic
Hitman), kuwaas oo dhuuqa dhiiga shacabka ama dowladaha iyaga oo diirada
saara sidii ay dhaqale farabadan u sameyn lahayeen.
Yey yihiin
dhiig miiratada dhaqalaha ?
Waa suaal
maan gal ah oo maskaxdada kusoo dhacayso si kooban waxa la isla wafaqsan yahay
in ay yihiin Danley iska dhiga in ay wadan danta dalkas iyaga oo ka dhiga in
dalka ay fursad ugu jirto in uu deyn farabadan ka soo qaato wadamada hor marey
iyo institutionska awooda si uu u xaliyo mushkiladiisa .
Ugu danbeyn waxa ay ku guuleysatan
in ay maamushan dalka iyaga oo sida ay doonan ka yeela, silamida waxa ay xadaan
qeyradka dabiiciga ah iyo macdanta dalkas.
Waxa inta
badan ku qatan mashruca la yirahdo (depth loan by the poor countries) kaas oo
bulshada ay ka gadaan in ay qatan goanka in ay dalbadan deynta aan kor kusoo
xusey oo mashruuc ah iyada oo bulshada qatada ka dhaxasha in la dulsaaro
dulsaar farabadan iyo in ay ku dheerato mudada ay ku bixinayaan, Deyntaas iyada
oo u siidheer yahay in dulsaar kuna kasii socon doono inta ay iska bixinaya 1$
ugu danbeyo.
Mashrucas
waxa uu dhala in ka hodanka ahna uu sii noqdo hodan midka faqiirka ahna uu
noqdo faqiir
Miyay yihiin dhiigmiratada
dhaqalaha ururo xoog badan?
Dabcan
haa, waa kuwa awooda in ay wadamada faqiirka ah ku qasba heshiisyo dhismo iyo
wixii lamida kuwaas oo aan muhiim aheen iyo in ay qaatan deymo ay dib iskaga
bixin Karin, si ay u sameyaan dano dhaqale, sidoo kale Qalin shubatada kama
ganacsadan suuqyada forex ama stock market balse waxa ay ka ganacsadan dhaqale aan
dhamad laheed.
John Perkins Waa Economist ahna lataliye calami ah sidoo lae waxa uu lataliye kasoo noqdey organization dhaqalah sida world bank, United nations, IMF, waaxda maliyada USA iyo inkabadan 500 oo cooperation oo ka jirey qarada Africa , asia ,latine America iyo middle east, sidoo kale waxa uu madax ugu sareyso ka noqdey company waaweyn. Waana qoraga buuga economic hitman.
Qoraga
qorey buuga economic hitman kaas oo kashifay qarama waaweyn kuwaas xadaya sidoo kale qiyaamaya wadamada
faqiiradaha ah iyaga oo adeegsada dad professional ah kuwaas oo diyaar u ah in
ay qiyaaman dalalka faqiirka ah iyaga oo galinaya trillion dollars, sidoo kaleWaa
tactic gumeysi dhaqale kaas oo lagu qiyaamo wadamada hada soo koraya ama kuwa
fuqurada ah iyada oo lagu dhacayo resource iyo siyaasadba.
Wadankii u
bahda in uu dhiso dhismayaaal ama kaabayal dhaqale waxaa uu u bahan yahay
dhaqale xoogan si lamida si uu u helo technology iyo qalab casriya sidoo kale
waxa uu u balan qaada wadama hormarey balse waa ku deyn halkas ayu ka galaya
suuqa deynta.
Sida aan
kasoo xigtay decumetry ay ka diyarisey shabakada warbaxinta Aljazeera
2) Sidee u sameysay deynta wadamadas ?
Malaysia
oo dhacda qarada asia waxaa sameyey dhiigmiiratada dhaqalaha kaas oo ku
sababtay in Malaysia ay qaadato deyn farabadan iyada oo ay saran yihiiin
dulsaar taas oo sababtey in Malaysia dhaqalaheeda uu dhulka galo
Malaysi
waxa sameyey financial crisiskii ka dhacay qaarada asia oo uu ku dhacay financial
bankrupt taas oo sameysay dalka sanadii 1997 iyada oo IMF u balanqadey in ay
siin doonta deyn ama debta loan inkasto hogankii dalkaas mudane mahatiir
Mohamed uu iska diidey isaga uu fahamsan in dhaqalaha dalkaa uu walii sii dhiig
bixi doona hadii uu deynta IMF qaato
Mahathir bin Mohamed waa siyaasi
rugcadaa iyo qoraa sido kale physician who soo hogamiyey laba xili hogamined intii
u dhaxeysay 1981-2003 mar kalena 2018-2020 isu geyntisa dalka hogaminayey 24
sano waan reysul wasarihii ugu xukunka dheera ee Malaysia
1998
reysul wasaraha dalkaas mudane mahatir Mohamed ayaa iska diidey waxa loo yaqan
dept loan iyada oo uu isbadal ku sameyey siyaasada dhaqalaha waxa uuna wasiirka
maliyada ka dhigeyu anwar Ibrahim kaas oo soo nooleyo dhaqalihii dalka inkasto
ilaa iyo hada ay la dala dhacayan depth crises hadana waxa Meesha ka cad in
hadii dalka loo soo bandhigo in uu deyn qaato hadana diido in uu ka dhaman
doono crisis loo abuurey
Reysul Wasaraha Cusub Ee Dalka Malaysia Anwar Ibrahim
Reysul
wasaraha cusub ee dalka Malaysia anwar
Ibrahim waxa ka goan in uu ciribtiro ama yareeyo deynta dalkisa lagu leeyahay
oo gaareyso (1.5 trillions) siyaasada guud ee xisbiga waa mid mudnanta u leh
madama uu dalka la ciir ciirayo dhaqala xumo .
Waxa laga yaaba in uu suurta galiyo ileen waa Hogan lasoo tijaabiyey balse cabsi xoogan ayaa ka jirta in dalka uu xaladi kasii daro madama uu ka horyimid Danley ku tiirsanorganization xoogan.
Eng. Mohamed Ahmed Hassan is a blogger based in Mogadishu. He can be reached at Bilcilguure@gmail.com
Comments
Post a Comment